Swirve.com Links: Swirve.com   Free Email   Games   Fantasy Sports   E-Cards   Movies   Horoscopes   Freebies   Web Search


NOTICE: Beginning July 10th, 2008, this message board service will no longer be active or available for use.

(Unknown) / Dood Furan / walaal ii duceeya

muhaa
User ID: 9043333
Jun 1st 9:52 AM
walaaloyaal waxaan idinka inaad igu kaalmaysaan duco waayo walaalo inan ayaan jeclahay asna wuu i jecelyahay markaa guur ayaan rabnaa in ilaah isu kaayo calo ana isaga ilaah ii calfo asagan uu ani i calafado iigu duceeya walaalo realy waan jeclahay inan kaa la aantii ma noolaan karro fadlan waa codsi aan idinka codsaday walaal

waxa la yiri ajar ayuu helaa walaalkii walal kii u duceeyaa
muna
User ID: 8792653
Jun 2nd 3:55 AM
ilaahay ha kuuu barakeeyo hana kuu calfo walaal mid khayr qabana ha kaaga dhigo isaga ayaa qaadireee
muna
User ID: 8792653
Jun 2nd 3:56 AM
ilaahay ha kuuu barakeeyo hana kuu calfo walaal mid khayr qabana ha kaaga dhigo isaga ayaa qaadireee
aasiyo
User ID: 0958254
Jun 2nd 9:21 AM
asc mahaa iyo muna waan idin salaamay walal mahaa iilaahay baan kaaga baryayaa inuu ku siiyo waxa aa jeceshahay oo kuu khayra mahaa runtii abaayo gabar caqli badann baa tahay walaahi si niyada yaan kuugu ducaynayaa abaayo allaha ku waafajiyo wiilka aad is jeceshihiin oo haydin ku arzaaqo ubad u adeego diinta iyo dallka iyo adinkaba aamiin adiganna waxaan kaa sugnaaba mahay waaduco saas ayaan isku ognahay mina abaayo macaan adnna allaha kaa ajarsiiyo agawnna qafka u duceeyo qofka walakiisa asaganna intoo kale yuu alle siiyaa wabilaahi tawfiiq wscwrwb
kamal
User ID: 1704034
Jun 2nd 9:31 AM
waa idin salamay gabdho sidee tihin marka hore ok walashay hadan ku darsado ducada waxan ugu ducaynayaa lamaneheda inay adun iyo akhiraba farxad kula nolato walashay kolay waan daremayaa qiimaha jeceylka waxan kaloo ogahay jacaylka macankisa iyo kisa qaraarba markaa khayr ku nolada muna iyo aasiya qalbiga ayaa idinka salamay byy
muhaa
User ID: 0171704
Jun 2nd 12:02 PM
walaahyga ii duceeyayoow waad mahadsantihiin ilaahya ha ii aqbalo idinkana ajar iyo xasnaad ha idinka siiyo

amiin aamiin aamiin

fartuun
User ID: 0840444
Jun 4th 5:28 AM
SCW!
TO:MUHAAA!
WALAAL MURAADKAAGA MURAADUL MUSLIMIIN,
INSHA ALAAH WAXAY LAABTAADU DOONTAY ILAAHEEY HA, KUU AQBALO, AMIIN YAARABI , MUSLIMINTA MEELKASTA AY JOOGAAN DUCAAD DUSHA UGA TUURAY AAN DHAMAN.
ALLAHA AQABALO AMIIN. ADIGUNA NIYEESO WALAAL MACAAN ALLE QOF KII MUSLIMA EE BARYAA DUCADIISA WAA U, AQBALAYAAYE, INSHA ALAAH QEEYR WALAAL.
SCW!
qarda kariye
User ID: 9753653
Jun 19th 3:39 PM
walaal majnaa kuugu ducaynaa mise jacyl ?
walaalo aduunka iyo aakhiro kumaa doorbiday?
walaalo waxaad tukataa 2 ragco oo suno ah dabadeed illaahay kabari hadii khayr kuugu jiro in uu kuu fududeeyo hadii kalena uu niyadaada ka tirtiro illahay.
waxaa layiraahdaa salaadaas salaatu istikhraar ama salatul muraad.
walaal jacyl majiro e hadii aad calaf ku leedahay waad heli, hadii kalena waligaa heli maysid duco kastoo laguu akhriyo.

Your Name:
Your Message: