Swirve.com Links: Swirve.com   Free Email   Games   Fantasy Sports   E-Cards   Movies   Horoscopes   Freebies   Web Search

NOTICE: Beginning July 10th, 2008, this message board service will no longer be active or available for use.

(Unknown) / Halxiraale / Somalitalk team

Next 20 Messages Newest 20 Messages
Codsi
Moderator
Administrator
Aug 24th 7:47 AM
Bismillaah;

Marka hore waxaan salaan iyo mahadnaq usoo jeedineynaa dhammaan akhristayaasha Somalitalk, gaar ahaan akhyaarta xigmadaha iyo ra'yiga sida tooska ah isugu dhaafsada qaybha dadweynaha.

Waxaan keliya oo xusuusineynaa walaalahana in laga yaabo in qaybtaan ay soo galaan ama soo booqdaan carruur aad u da'yar kuwaas oo lagayaabo in ay markaas lakulmikaraan erayada kuqoran qaybtaan, hadaba waxaan ka codsaneynaa akhyaarta sharafta leh in ay aad uga taxadaraan adegsiga kelmedaha iyo oraahyada aan ku wanaagsanayan diinteena suuban iyo dhaqankeena iyo weliba insaaniyada taas oo markaas aan helikaro goob aan si xor ah oo caqliwanaagsan xigmadda iyo aqoonta isudhaafsano.

Aad ayaad u mahadsantihiin, wixii talo iyo tusaale ah diyaar ayaan u nahay waxaadna noogu soo tebinkartaa halkan ama noogusoo dir http://somalitalk.com/feedback/ ama http://contact.somalitalk.com

ALLAH KNOWS THE BEST

Wabilaahi towfiiq.
Somalitalk team
SALAFI
User ID: 0192094
Aug 24th 8:52 AM
Salaan islaamka ka dib.
Waa talo aad u wanaagsan, aad iyo aad ayaadna ugu
mahadsanthiin bahda Somalitalk fursaddaan qaaliga ah. waana waajib ixtiraamka xeerarka bahda S.talk.
Wabillaahi ayaa loo qoraa ee ma ahan "wabilaahi"
tan kale Allah ayaa u aqoon badan dhaha ee meesha
ka daaya "...knows the best" haddii kale labaxa
magaca ah "Englishtalk".
Waana khaldami karaa ee cafis Allah.
Wabillaahi towfiiq.
salah@spray.se
Somalitalk team
Moderator
Administrator
Aug 24th 9:43 AM
Walaal SALAFI aad iyo aad ayaad ugu mahadsantahay sida wacan ee aad jawaabta noogu soo tebisey, iyo sida aad noo saxday.

Khayr farabadan ayaan kuu rajeyneynaa insha Allah.

Allah ayaa u aqoon badan

Wabillaahi Towfiiq

Somalitalk.com team
August 24, 2000
SALAFI
User ID: 1829734
Aug 26th 6:50 AM
Assalamu caleykum w.w.
Idinka ayaa mudan walaalaha bahda Somalitalk oo aan mar walba oo aan shabakada internet:ka furo aan ku bilaawo sadatan: WWW.Somalitalk.com
Hadaba sababtu maxey tahay warkiina ayaan si fiican uga dharagsanahay, laakiin hal ma isweydiisen oo ah; In Salafi calaf doon yahay duco
iyo dar-daaran doon ah yahay.
Wabillaahi toowfiiq.
salah@spray.se
Botafliiq
User ID: 0554384
May 30th 11:31 AM
A/Caleykum.
Salaan kadib waad ku mahad sandtiheen qaybta somalitalk.
Sxbayaal mishaan dadka qarkooda cay iyo af lagaado bay u imaadan ee maa dadkani oo kale qabataan .
Xataa waxay afka la gali hayaan hogamiyasha koxiddka somaliyeed bay caay iyo wax aan ficniin bay ku til maami hayaan waligiina waxaas oo kale ma aragtiin .
Ee soomalitalkgruppe adinka miyaa raali uga ah?hadii aydan raali uga aheen wax ka qabta waana mahad santiheen hadii aad wax ka qabataan hadii kale na hala is caayo bye
CIGAAL
User ID: 9600383
Jul 5th 3:07 PM
waan qaldamay anigaan soo hadlaya balse hanuuniye lagama deersho balse aniga waxaan talladda ku darsanayaa waxaan ahay wiil ay daddiisu yarreed waxaan nasiib u yeeshay in aan ku soo korro qab yaallad haddanna in aan qaldamay waan gar waaq sanayaa waxaan ka codsanayaa bahda somali talk in ay ka tirraan ereyga cigaal melesenawi ayaa wasso waxay iigga hormuuqataa si aad u qaab darran cigaal waa madax weyneheeniin haddiii aan nahay reer somaliland oo dhan sidaa darteed si aan xumaanta aan ugu fogaaddo waa in labaabi iyaa taas ayaan ku darsaday waayo cid uu wax kahaleeyey majirto ciddii dood kaqabto waxaan sinayaa addresska somalitalk aan kulleeyahay iyo kan hotmailka aan leeyahay allaha u naxariisto cigaal haddii uu dhintayna waxaa nool dad xilkii qaaddi karro taa ayaan u sheegayaa annig oo saldhigeygu yahay qurbaha qaasatan Nairobi ereyadda noocaa haddii ay soo baxaan somalitalk waxaan kacodsanayaa in ay tirraan waayo cigaal qabri lagallimaayo laakiin waa peace an life nolosha wax aad cunto taas ayaan ka wannaasan anigaoo uhadlaya codka reer somaliland hanna iga xumaaninin waxaan gutay waajibaad keyga iiga aadanaay somaliland oo dhan ayaan uhadlayaa waxaan farayaa dadka reer somaliland waa walaalo haddii uu u dhashey dhulbahante ,gadabuursi,warsangelli, ciise,iyo saddaxda habar wadaag ee reer shiiq is xaaq farracooddii waxaan dhihi lahaay reer somaliland nabaddda adkeeya walaalayaal idinka ayaa gaarri doonno haku fakarrinna in aad madax noqotaan ciddii aad doontaan u dhiibta balse dalka buumin in uu noqddo kafakarra uun taas ayaa dan inoogu wadda jirraan balan ha inoo ahaatto bye bye wasalaamu caleykum waraxmatulaahi wabarakaattu qadka layga soo xiriirikaraa waxaa ii dheer hot mailkaan kii dood qabo waa soo raadsankaraa arrintuu igaleeyahay ahmedsafari5@hotmail.com somaliland hanoolaatto walaalayaal raalli ahaadda ciyaal ka soo baxayo waxaan ku waanin lahaa in ay dalkooddii ay ku xisaabtamaan in uu shan calan yeeshay sidii ay ku mideyn lahaayeen haku fakaraan yeysan kufakarrin caadaqaatayaasha hadhintaan sidaa iyo nabad gelyo byefikradeydii waxii aaad kbadashaan waan arkayaa bye bey
maxamed
User ID: 1523284
Jan 17th 5:36 AM

kacsi ayaa ihayo walaalayaal runtii
nuura
User ID: 0519814
Mar 1st 1:05 PM
hooyadaa was
Ardaal
User ID: 0505634
Feb 19th 2:04 AM
Naa malaha adna kacsi baa ku haya.Maxaad u caytameysaa doofaaryahay ninku danta sheegtey. Ma u maleyneysaa inuu kaa siimin lahaa oo hooyadaadii dheliga weyneyd aad halkaa ku ilaawi lahayd markuu dhalfada kugu cugo baastaradyahay guumeysta ahi.
kkkkkkk
User ID: 2087514
Jul 2nd 3:43 AM
aradaa cayda ma buug baad ka akhinaysaa?cay badanidaa?
Dhagaxtuur_4@hot,,
User ID: 1076954
Oct 10th 4:01 AM
Kacsiga ba ihaya wax ninwayni ku hadlo maha sxb caruurta aya badana afkoga laga maqlaa waxaso ale ha unoqon
cheap viagra Nov 15th 2:41 PM
cheap viagra cheap viagra [url=http://lipstick.com/user/Cheap_Viagra_By_Doc/]cheap viagra[/url] cheap viagra
eblo@xyu.com Nov 22nd 9:56 PM
want delete your site from spam bases? mail your domen andydelay(at)gmail.com.
EBALOKROTA
kaka@mail.com Nov 23rd 6:25 PM
[url=http://www.chaco.gov.ar/meccyt/subsecyt/_act1/00000369.htm]cialis soft tabs[/url] [url=http://www.chaco.gov.ar/meccyt/subsecyt/_act1/00000368.htm]viagra soft tabs[/url]
kaka@mail.com Nov 23rd 8:41 PM
cialis soft tabs viagra soft tabs
kaka@mail.com Nov 23rd 11:00 PM
order viagra order cialis
kaka@mail.com Nov 24th 1:25 AM
[url=http://www.chaco.gov.ar/meccyt/subsecyt/_act1/0000030a.htm]order cheap viagra[/url] [url=http://www.chaco.gov.ar/meccyt/subsecyt/_act1/0000030b.htm]order cialis[/url]
kaka@mail.com Nov 24th 3:45 AM
cheap cialis [url=http://www.chaco.gov.ar/meccyt/subsecyt/_act1/00000336.htm]buy cheap cialis[/url]
kaka@mail.com Nov 24th 6:46 AM
pharmacy bwlkcc mghbqb khxlww generic szwbhx.
kaka@mail.com Nov 24th 8:34 AM
pharmacy mbzivc ghoemr rwqthe generic pngvee.
Next 20 Messages Newest 20 Messages

Your Name:
Your Message: